Academic Programs » English Language Development Program (ELD)

English Language Development Program (ELD)

Nuestro programa

El programa de Desarrollo del Idioma Inglés de Hiawatha Academies apoya a los estudiantes multilingües en el desarrollo de las habilidades en inglés necesarias para tener éxito en los contextos académicos y sociales. Los maestros de inglés brindan instrucción de idiomas específicamente en los niveles de primaria, secundaria y preparatoria. Hiawatha incluye clases específicas y apoyo en clase enfocado en ayudar a los estudiantes a adquirir dominio en el aprendizaje de las habilidades en inglés necesarias para sobresalir en áreas académicas clave como matemáticas, ciencias, estudios sociales e inglés.

Nuestra visión

Hiawatha Academies se compromete a brindar un sólido apoyo lingüístico a todos nuestros estudiantes. Nos aseguramos de:

  1. Colaborar y comunicarnos con las familias
  2. Proporcionar servicios específicos de desarrollo del idioma inglés para estudiantes multilingües en varios niveles de aprendizaje.
  3. Proporcionar regularmente desarrollo profesional para nuestros maestros y personal.
  4. Celebrar la cultura única y la herencia lingüística de nuestros estudiantes

 

Plan de acceso al idioma / apoyo

¿Qué son las pruebas ACCESS?
La legislación federal y estatal requiere una prueba anual de evaluación del dominio del idioma inglés para todos los estudiantes que aprenden inglés (ELL) llamada WIDA ACCESS. Esta evaluación mide el dominio del idioma en las áreas de escuchar, hablar, leer y escribir. Esta evaluación proporciona puntuaciones basadas en una escala del 1 al 6. Los maestros de ELD que están capacitados en la administración de ACCESS administrarán la evaluación en cada nivel de grado.

¿Por qué mi hijo debería realizar la prueba? ¿Qué aprenderemos de los resultados?
Los resultados de esta evaluación se utilizan para:

  1. Determinar los apoyos lingüísticos necesarios para cada estudiante.
  2. Determinar el nivel de dominio general de cada estudiante.
  3. Medir el crecimiento a lo largo del tiempo
  4. Determinar la continuación o salida del programa ELD de Hiawatha
  5. Informar nuestras prácticas de instrucción y desarrollo.


Criterios de salida - ¿Necesita mi hijo apoyo continuo de ELD?
La necesidad de apoyo continuo para un estudiante se basa en su puntaje ACCESS, y también de forma individual dependiendo de otros criterios que afectan su aprendizaje y avance. El criterio de salida para ACCESS es una puntuación de 4.5 o más, con tres de los cuatro dominios más altos que 3.5.

Comunicación de criterios y procedimientos de salida
Se le notificará sobre el estado del programa de su estudiante cada año por correo y conferencias en el salón. Esto será comunicado en el lenguaje de su preferencia.

Plan educativo de instrucción de idiomas
Para obtener más información sobre nuestro programa ELD y la programación para estudiantes multilingües, consulte el Plan de Educación de Instrucción de Idiomas (LIEP) de nuestra red.

Dado que el 53% de nuestros estudiantes se identifican como aprendices del idioma inglés, nuestro programa está diseñado para brindarles el apoyo en el idioma inglés que necesitan para sobresalir en Hiawatha Academies y en la sociedad. Nos aseguramos de que todos nuestros estudiantes tengan la misma oportunidad y capacidad para convertirse en estudiantes independientes exitosos.

Contactos del programa
Si tiene preguntas sobre los servicios de su estudiante, comuníquese con el maestro/a de ELD de su estudiante o con el/la Gerente de ELD.

Barnaamijkayaga

Barnaamijka Horumarinta Luqadda Ingiriisiga ee Hiawatha Academies wuxuu taageeraa waxbaradyaasha luuqadaha badan ku jira si loo horumariyo xirfadaha Ingiriiska ee loo baahan yahay si loogu guuleysto tacliinta iyo xaaladaha bulshada. Macallimiinta luuqadda Ingiriiska ayaa si gaar ah wax ugu bara dugsiyada hoose, dhexe, iyo heerarka dugsiga sare.Hiawatha waxaa ku jira fasalo gaar ah iyo taageero fasalka dhexdiisa ah oo diiradda lagu saarayo ka caawinta ardayda inay helaan aqoon ku saabsan barashada xirfadaha Ingiriisiga ee loo baahan yahay inay heer sare ka gaaraan tacliinta sida xisaabta, sayniska, wax ka barashada bulshada, iyo Ingiriiska.

Aragtidayadayada

Akadeemiyada Hiawatha waxaa ka go'an inay siiso taageero luqadeed oo xooggan dhammaan aqoonyahannadeena. Waan hubnaa inaan:

  1. Iskaashi iyo xiriirinta qoysaska
  2. In la siiyo adeegyo horumarineed oo luuqadda Ingiriisiga ah oo la beegsanayo aqoonyahanno ku hadla afaf badan oo heerar kala duwan oo waxbarasho ah
  3. Si joogto ah u siiyaan horumarin xirfadeed macallimiintayada iyo shaqaalaha
  4. U dabbaaldeg dhaqanka gaarka ah ee ardayda iyo hiddaha luqadeed 

 

Qorshaha Helitaanka Luqadda/Taageerada

Waa maxay imtixaanka ACCESS?
Sharciga federaaliga iyo kan gobolka ayaa u baahan imtixaan qiimaynta aqoonta luuqadda Ingiriisiga ee sannadlaha ah dhammaan ardayda Barta Luqadda Ingiriisiga (ELL) oo loo yaqaan WIDA ACCESS.Qiimayntani waxay cabbiraysaa aqoonta luqadda ee dhinacyada dhegeysiga, hadalka, akhriska, iyo qorista. Qiimayntani waxay bixisaa dhibco ku salaysan cabir 1-6. Macallimiinta ELD ee loo tababaray maamulka ACCESS ayaa qiimeyn doona heerka fasal kasta.

Waa maxay sababta ilmahaygu imtixaanka u galayo? Maxaan ka baran doonaa natiijooyinka?
Natiijooyinka qiimayntan ayaa loo isticmaalaa: 

  1. Go'aaminta taageerada luqadda ee uu ubaahanyahay arday kasta
  2. Go'aaminta heerka aqoonta guud ee arday kasta
  3. Measaanka aqoon korida ardayga in wakhti u dhaxaysa
  4. Go’aaminta sii wadida ama ka baxa barnaamijka ELD ama barashada iyo kobcinta luqadda ingiriiska
  5. Inay wax kala taliso sida aan wax u barno iyo sida loo soo bandhigi waxbarashada


Shuruudaha Ka bixidda - Ilmahaygu ma u baahan yahay taageero ELD oo joogto ah?
Baahida loo qabo taageerada joogtada ah ee ardayga waxay ku saleysan tahay dhibcahooda ACCESS, iyo sidoo kale ku saleysan shaqsi ahaan iyadoo ku xiran shuruudaha kale ee saameeya waxbarashadooda iyo horumarkooda. Shuruudaha bixitaanka ee ACCESS waa dhibcaha 4.5 ama ka sareeya iyadoo saddex ka baxsan afarta qaybood ay ka sarreeyaan 3.5.

Isgaarsiinta Shuruudaha iyo Habraacyada Ka bixidda
Waxaa laguugu soo wargelin doonaa xaaladda barnaamijka ardaygaaga sannad walba boostada iyo shirarka fasalka dhexdiisa. Tan waxaa laguugu sheegi doonaa luqadda aad doorbidayso.

Qorshaha Waxbarashada Barashada Luqadda
Si aad u ogaato wax badan oo ku saabsan barnaamijkeena ELD iyo barnaamishka ardayda luqadaha badan ku hadasha, fadlan eeg Qorshaha Waxbarashada Barashada Luqadda ee shabakadeena (LIEP).

Maaddaama 53% ardaydeena loo aqoonsaday inay yihiin Barteyaasha Luqadda Ingiriiska, barnaamijkeenna waxaa loogu talagalay inuu siiyo iyaga Taageerada Luqadda Ingiriisiga ee ay u baahan yihiin si ay heer sare uga gaaraan tacliinta Hiawatha iyo bulshada dhexdeeda. Waxaan hubinnaa in dhammaan ardaydeena ay helaan fursad isku mid ah iyo awood ay ku noqdaan waxbartayaal madaxbannaan oo guuleysta.

Xiriirada Barnaamijka
Wixii su'aalo ah ee ku saabsan adeegyada aqoonyahankaaga, fadlan la xiriir macallinka ELD ee ilmahaaga ama Maareeyaha ELD.

Our Program 

Hiawatha Academies’ English Language Development program supports multilingual learners in developing English skills needed to succeed in academics and social contexts. English language teachers specifically provide language instruction at the elementary, middle school, and high school levels. Hiawatha includes specific classes and in-class support focused on helping students gain proficiency in learning the English skills needed to excel in key areas of academics like math, science, social studies, and English. 

Our Vision

Hiawatha Academies is committed to providing robust linguistic support for all our scholars. We make sure we:

  1. Collaborate and communicate with families
  2. Provide targeted English language development services for multilingual scholars at various levels of learning
  3. Regularly provide professional development for our teachers and staff 
  4. Celebrate our students' unique culture and linguistic heritage  

 

Language Access Plan/Support

What is ACCESS Testing?
Federal and state legislation requires an annual English language proficiency assessment test for all English Language Learner (ELL) students called WIDA ACCESS. This assessment measures language proficiency in the areas of listening, speaking, reading, and writing. This assessment provides scores based on a 1-6 scale. ELD teachers who are trained in ACCESS administration will administer the assessment at each grade level.

Why should my child take the test? What will we learn from the results?
The results of this assessment are used to: 

  1. Determine language supports needed for each student
  2. Determine overall proficiency level of each student
  3. Measure growth over time
  4. Determine continuation or exit from Hiawatha’s ELD program
  5. Inform our instructional practices and development

Exit Criteria - Does my child need continued ELD support?
The need for continued support for a student is based on their ACCESS score, and also on an individual basis depending on other criteria affecting their learning and advancement. The exit criteria for ACCESS is a score of 4.5 or higher with three out the four domains higher than a 3.5.

Communication of Exit Criteria and Procedures
You will be notified about your student’s program status each year by mail and in-classroom conferences. This will be communicated in your preferred language. 

Language Instruction Education Plan
To learn more about our ELD program and programming for multilingual learners, please view our network’s Language Instructional Education Plan (LIEP).

As 53% of our students are identified as English Language Learners, our program is designed to provide them with the English Language support they need to excel at Hiawatha Academies and in society. We make sure that all our students have the same opportunity and capability to become successful independent learners.

 

Program Contacts

For questions regarding your scholar’s services, please contact your child’s ELD teacher or the ELD Manager