* * *
Hiawatha Academies no son afectadas por la huelga de maestros de MPS
La huelga de maestros de las Escuelas Públicas de Minneapolis (MPS por las siglas en inglés) no afecta a Hiawatha Academies ya que somos una red de escuelas chárter. Los estudiantes deberían venir a la escuela como siempre. Familias cuyos niños asisten a las Escuelas Públicas de Minneapolis podrían pasar por interrupciones de acceso a comidas escolares y pueden visitar este enlace para encontrar sitios comunitarios de distribución de comidas.
* * *
Dugsiyada Hiawatha ma saameynayso shaqo joojinta macalimiinta MPS
Shaqo joojinta ee ay sameeyeen macalimiinta bulshada ushaqeeya ee magalada Minneapolis ayaan wax samayn ah ku samaynayn Dugsiyada Hiawatha Academies madaamo oo aan nahay Shabakada Iskuulaadka Jartarka ah. Ardaydu waxay iskuulka uu imanayaan sidii caadiga ahayd. Qoysaska ay arday udhigato Minneapolis Public Schools ama iskuulaadka magalada, ayaa laga yaabaa inay dareemaan joojinta cuntada iskuulka laga cunayay markaa waa inaad booqataa linkiga si aad u hesho meelaha cunto qaybinta bulshada community meal distribution sites