Feb 4th: LaShawn Ray’s Thoughts on Amir Locke’s police-involved death

Minneapolis is experiencing another difficult 24 hours as it copes with yet another tragic police-involved killing of a Black man. These incidents are happening far too often causing severe anger, trauma, and hopelessness for many of our black families living in the Twin Cities.

As a black leader and father in the Twin Cities, these incidents affect me personally and professionally. I offer my deepest condolences to Amir Locke’s family and friends. Regardless of political beliefs or legal rulings, Amir is no longer with them and that’s a tragedy in itself. I consider it a travesty when a search warrant results in the ending of someone’s life.

Minneapolis continues to experience a significant uptick in gun violence which is a scary and unnerving feeling for all of us. Currently, it feels like no one has good answers to address these incidents. Hiawatha will continue to work with public safety and civic organizations to address these senseless acts of violence in our city.

We will continue to work internally within our power to ensure the safety of our students and staff. Although this hasn’t directly impacted the entire Hiawatha community, we know that the next one might and that’s why we will work tirelessly to improve safety on our campuses as well as our community.

I welcome your thoughts, ideas and concerns that you want to share. We are all in this together.


Warm regards,
La Shawn 

* * *

Spanish

Minneapolis está pasando por otras 24 horas difíciles mientras enfrenta otra trágica muerte de un hombre afroamericano en manos de la policía. Estos incidentes están ocurriendo demasiado seguido y causando intensa rabia, trauma y desesperanza para muchas de nuestras familias afro-descendientes viviendo en las Twin Cities. 

Como un líder y padre afroamericano en las Twin Cities, estos incidentes me afectan personalmente y profesionalmente. Ofrezco mi más profundo pésame a la familia y a los amigos de Amir Locke. Independientemente de la creencia política o de resoluciones jurídicas, Amir ya no está con ellos y eso es de por sí una tragedia. Lo considero una burla cuando una orden de registro resulta en la muerte de alguien. 

Minneapolis continúa pasando por un aumento significativo de violencia armada, lo cual es un sentimiento aterrador y desconcertante para todos nosotros. Actualmente, parece que nadie tiene buenas respuestas para enfrentar estos incidentes. Hiawatha continuará trabajando con organizaciones cívicas y de seguridad pública para abordar estos actos de violencia sin sentido en nuestra ciudad. 

Continuaremos trabajando internamente dentro de nuestro poder para asegurar la seguridad de nuestros estudiantes y personal. Aunque esto no ha impactado directamente a toda la comunidad de Hiawatha, sabemos que la próxima vez podría hacerlo y es por eso que trabajaremos sin descanso para mejorar la seguridad en nuestras escuelas además de en nuestra comunidad. 

Las opiniones, ideas, y preocupaciones que ustedes quieran compartir son bienvenidas. Estamos todos juntos en esto. 


Les saluda cordialmente,
La Shawn

* * *

Somali

Magaalada Minneapolis waxay la kulantay 24 tan saacadood oo kale oo aad iyo aad u adag iyaga oo isku dayaya inay la xaajoodaan arinkan aah toogasho kale oo boolis dilay nin Madow ah. Toogashadani iyo kuwo badan ayaa joogto udhacaya oo bulshadana xanaaq iyo walwal iyo caawinla’aan dareensiinaya bulshadeena ah dadka Madow ee ku nool labada magalo ee mataanaha ah.

Aniga oo ah nin hage ah oo Madow oo aabo dagan laba magaalood ee mataanaha ah, toogashooyinka aad ayay ii taabteen shaqsinimo. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska iyo asxaabta Amir Locke. Iyadoo aan loo eegin caqiidada siyaasadeed ama xukunnada sharciga ah, Amir hadda nalama joogo  taasina waa masiibo lafteeda ah. Waxaan u arkaa inay tahay wax laga xumaado marka waaranka qof lagu raadinayo ay keento dhammaadka nolosha qof ama dhimasho.

Minneapolis waxa ay wali la kulmeysaa kor u kac weyn oo ku aadan rabshadaha hubka kaas oo dhamaanteen nagu ah dareen cabsi leh. Hadda, waxa ay dareemaysaa in aanu qofna jawaabo fiican u hayn dhacdooyinkan. Hiawatha waxay sii wadi doontaa inay la shaqeyso badbaadada dadweynaha iyo ururada rayidka ah si wax looga qabto falalkan rabshadaha ah ee macno darada ah ee ka jira magaaladeena.

Waxaan sii wadi doonaa inaan ka shaqeyno gudaha awoodayada si aan u hubinno badbaadada ardaydeena iyo shaqaalaheena. In kasta oo aanay tani si toos ah u saamaynayn dhammaan bulshada Hiawatha, waxaanu ognahay in kan soo socdaa uu awoodo, taasina waa sababta aanu si hagar la'aan ah ugu shaqayn doono si aanu u wanaajino badbaadada xarumahayaga iyo sidoo kale bulshadayada.

Waxaan soo dhaweynayaa fikradahaaga, fikradahaaga iyo walaacyada aad rabto inaad la wadaagto. Dhammaanteen waan ku wada jirnaa.

Salaan diiran,
La Shawn