November 12th: Executive Director Search | Vaccination for kids 5-12

Join Student and Family Meeting on Executive Director Search
This summer Hiawatha’s Board of Directors conducted a search and hired La Shawn Ray to serve as Interim Executive Director. Over the last few months, La Shawn has operated with urgency in addressing challenges and sought to provide stability in a time of transition.  He is highly invested in Hiawatha’s mission and equity vision and committed to putting children at the center.

Given the leadership we have seen La Shawn’s exhibit thus far, the Board of Directors is pleased to announce that Interim Executive Director La Shawn Ray is a finalist in the search for Hiawatha’s permanent Executive Director. The Board believes La Shawn has the experience and skills to lead the Hiawatha community in the right direction. 

Before making a final decision as to whether La Shawn will be offered the Executive Director role, the Board would like to give LaShawn the opportunity to share his vision for Hiawatha Academies with our community and hear feedback from students, families, and staff. 

All students and their families have two opportunities to meet with La Shawn and hear his vision for Hiawatha Academies: 

During the meeting, you may ask a question yourself or submit a question here to be read by a board member.

At the end of the session, participants will be asked for feedback on a survey.  For families and students unable to attend, we will record the November 29th session, and make it available to watch and provide feedback.  The board will review this feedback, alongside feedback from staff, prior to making a final decision on the Executive Director role in December.

 

Vaccinations for Youth 5-11
The CDC has approved the Pfizer COVID-19 Vaccinations after an extensive clinical trial for 5-11 year-olds. Last week, Governor Tim Walz announced that getting children vaccinated is well underway. Hence, the state has launched a new webpage to help parents and guardians find 5 -11-year-old children a vaccine and answer questions. mn.gov/vaxforkids 

Youth Vaccination Guide
Families looking to vaccinate their child can: 

  • Visit mn.gov/vaxforkids to find clinic locations near you.  
  • Check with your child’s doctor, clinic and pharmacy about appointments. 
  • Watch for vaccination clinics being offered at other local/community locations. 

Before you go, make sure the vaccine location provides the Pfizer vaccine to 5-11-year-olds. Not all Pfizer vaccine providers will have the vials specifically packaged for 5-11-year-old doses in their supply.

 

Community Resource
Make an appointment with the Community-University Health Care Center located on 2001 Bloomington Avenue S. Minneapolis, MN 55404 by calling 612-301-3433 for appointments. Open Monday - Friday, 8 a.m. to 5 p.m.

 

Hiawatha Academies COVID-19 Update
COVID-19 case rates remain low overall across all campuses. Our staff and families have continued to do a great job of following infection control and safety protocols, and keeping sick/symptomatic students safe at home. We continue to diligently monitor and apply the safety strategies outlined on our website under ‘Scholar Experience -> COVID-19 Safety Plan.’ Please also continue to monitor current COVID-19 cases on our COVID-19 Dashboard, updated daily!

 

Important Dates

  • Fall Break/No School for Students <Nov 24-26>
    Hiawatha Academies will be closed and there will be no instruction for students on Wednesday, Nov 24th through  Friday, Nov 26th. Classes will resume on Monday, Nov 29th. We hope everyone in our community enjoys a safe and healthy fall break holiday. Happy fall break to our students!

 

* * *

 

SPANISH

Asista a una Reunión para Estudiantes y Familias en la Búsqueda de un Director Ejecutivo
Este verano la Junta Directiva de Hiawatha Academies condujo una búsqueda y contrató a La Shawn Ray como Director Ejecutivo Interino. Durante los últimos meses, La Shawn ha operado con urgencia al enfrentar desafíos y buscó proporcionar estabilidad en un período de transición. Él está muy dedicado a la misión y visión de equidad de Hiawatha, y está comprometido a poner a los niños en el centro.

Dado el liderazgo que hemos visto a La Shawn demostrar hasta ahora, la Junta Directiva tiene el placer de anunciar que el Director Ejecutivo Interino La Shawn Ray es un finalista en la búsqueda de un Director Ejecutivo permanente para Hiawatha. La Junta cree que La Shawn tiene la experiencia y las habilidades para guiar a la comunidad de Hiawatha en la dirección correcta.

Antes de tomar una decisión final de si le ofreceremos a La Shawn la posición de Director Ejecutivo, a la Junta le gustaría ofrecerle a La Shawn la oportunidad de compartir su visión para Hiawatha Academies con nuestra comunidad, y escuchar opiniones de estudiantes, familias y personal.

Todos los estudiantes y sus familias tendrán dos oportunidades para conocer a La Shawn y escuchar su visión para Hiawatha Academies: 

Durante la reunión, usted podrá hacer preguntas, o puede presentar una pregunta qquí para que sea leída por un miembro de la Junta.

Al final de la sesión, se le pedirá a los participantes que den su opinión en una encuesta. Para las familias y estudiantes que no puedan asistir, nosotros grabaremos la sesión del 29 de Noviembre, y estará disponible para que la vean y den su opinión. La Junta revisará estas opiniones, junto con las opiniones del personal, antes de tomar una decisión final sobre la posición de Director Ejecutivo en Diciembre.

 

Vacunas para Niños 5-11
El CDC ha aprobado las vacunas Pfizer para COVID-19 después de un extenso estudio clínico para niños de 5-11 años. La semana pasada, el Gobernador Tim Walz anunció que los esfuerzos para vacunar niños ya están en marcha. Por lo tanto, el estado ha lanzado una nueva página web para ayudar a padres y guardianes a encontrar una vacuna para sus niños de 5-11 años y contestar sus preguntas. mn.gov/vaxforkids 

Guía de Vacunación de Niños
Familias que quieran vacunar a sus niños pueden: 

  • Visitar mn.gov/vaxforkids para encontrar ubicaciones de clínicas cerca de usted.  
  • Consulte con el doctor, la clínica o la farmacia de su niño sobre citas 
  • Estar al pendiente de clínicas de vacunación ofrecidas en otras ubicaciones locales/comunitarias. 

Antes de ir, asegúrese que la ubicación de la vacuna proporciona la vacuna Pfizer a niños de 5-11 años. No todos los proveedores de vacunas Pfizer tendrán las ampollas específicamente empacadas con dosis para niños de 5-11 años en el suministro.

 

Recurso Comunitario
Haga una cita con el Community-University HealthCare Center ubicado en 2001 Bloomington Avenue S. Minneapolis, MN 55404 al llamar al 612-301-3433 para citas. Abiertos lunes-viernes, 8 a.m. a 5 p.m.

 

Actualización de COVID-19 de Hiawatha Academies
Las tasas de casos de COVID-19 se mantienen bajas a través de todas las escuelas. Nuestro personal y familias han continuado haciendo un gran trabajo al seguir protocolos de control y seguridad de infección, y manteniendo a estudiantes enfermos/con síntomas seguros en casa. Continuamos vigilando diligentemente y aplicando las estrategias de seguridad descritas en nuestro sitio web bajo ‘Experiencia Escolar -> Plan de Seguridad de COVID.’ ¡Por favor también continúen vigilando casos actuales de COVID-19 en Tablero de COVID-19, actualizado diariamente!

 

Fechas Importantes

  • Vacaciones de Otoño/No Hay Clases para Estudiantes <24-26 de Nov >
    Hiawatha Academies cerrará y no habrá clases para los estudiantes del Miércoles 24 de Noviembre hasta el Viernes 26 de Noviembre. Las clases reanudarán el Lunes 29 de Noviembre. ¡Felices vacaciones de Otoño para nuestros estudiantes!

 

* * *



SOMALI

 

Ku Biir Kulanka Ardayda iyo Qoysaska ee Raadinta Agaasimaha Fulinta
Xagaagii ama Sammartii Guddiga Maamulka ee Hiawatha ayaa sameeyay baaritaan waxayna shaqaaleeyeen La Shawn Ray si uu ugu adeego Agaasimaha Fulinta Ku Meel Gaarka ah. Dhawrkii bilood ee la soo dhaafay, La Shawn waxa uu si degdeg ah uga hawlgalay wax ka qabashada caqabadaha waxana uu doonayey in uu bixiyo xasillooni wakhtiga kala guur. Waxa uu aad u maalgeliyay hiigsiga Hiawatha iyo aragtida sinnaanta, waxaana ka go'an in uu carruurta marwalba hormariyo.

Marka la eego hoggaaminta aan aragnay bandhigga La Shawn ilaa hadda, Guddiga Agaasimayaashu waxay ku faraxsan yihiin inay ku dhawaaqaan in Agaasimaha Fulinta ee Ku-meel-gaarka ah La Shawn Ray uu yahay qofkii uu yahay kaalinta koobaad ee raadinta Agaasimaha Fulinta ee joogtada ah ee Hiawatha. Guddigu waxay rumaysan yihiin in La Shawn uu leeyahay waayo-aragnimada iyo xirfadaha uu ku hoggaamiyo bulshada Hiawatha jihada saxda ah. 

Kahor inta aan la gaarin go'aanka kama dambaysta ah ee ku saabsan in La Shawn la siin doono doorka Agaasimaha Fulinta, Guddigu waxay jeclaan lahaayeen inay LaShawn siiyaan fursad uu kula wadaago himilooyinkiisa bulshadeena Hiawatha Academies, oo ay maqlaan jawaab celinta ardayda, qoysaska, iyo shaqaalaha. 

Dhammaan ardayda iyo qoysaskooduba waxay haystaan ​​laba fursadood oo ay kula kulmaan La Shawn oo ay maqlaan aragtidiisa  uu uhayo Dugsiyada tacliinta sare ee Hiawatha: 

Inta shirka lagu jiro, waxaad dhiiban kartaa su’aashaada, ama waxaad qoraal ku qorikartaa halkan si uu u akhriyo xubin guddiga.

Dhammaadka casharka, ka qaybgalayaasha waxa la waydiin doonaa warcelin ku saabsan sahan. Qoysaska iyo ardayda aan awoodin inay ka soo qaybgalaan, waxaanu duubi doonaa kulanka Noofambar 29-keeda, waxaanu ka dhigi doonaa mid diyaar u ah daawashada iyo bixinta jawaab celin. Guddigu waxay dib u eegi doonaan jawaab celintan, iyadoo ay weheliso jawaab celinta shaqaalaha, ka hor inta aanay go'aan kama dambays ah ka gaadhin doorka Agaasimaha Fulinta ee Diseembar.

 

Talaalka caruurta ah da’da 5 jir ilaa 11 jir
CDC waxay ogolaatay Talaalka Pfizer COVID-19 ka dib tijaabo caafimaad oo ballaaran oo loogu talagalay 5-11 sano jir. Toddobaadkii hore, guddoomiyaha Tim Walz ayaa ku dhawaaqay in tallaalka carruurta ay si wanaagsan u socoto. Sidaa darteed, gobolku wuxuu bilaabay bog cusub oo ka caawinaya waalidiinta iyo dadka ardayda masuulka ka ah inay helaan tallaalka carruurta 5-11 jir ah ugana jawaabaan su'aalaha. mn.gov/vaxforkids 

Hagaha Talaalka Dhalinyarada
Qoysaska doonaya inay ilmahooda tallaalaan waxay karaan: 

  • Booqo mn.gov/vaxforkids si aad u heshid rugta caafimaadka ee kuugu dhow.  
  • Ka hubi dhakhtarka ilmahaaga, rugta caafimaadka iyo farmashiyaha wixii ku saabsan ballamaha. 
  • U fiirso rugaha tallaalka ee lagu bixiyo meelaha kale ee deegaanka/bulshada. 

Kahor intaadan tagin, hubi in goobta tallaalku ku taal ay siiso tallaalka Pfizer carruurta 5-11 jir ah. Waxa laga yaabaa bixiyeyaasha tallaalka Pfizer inayna haynin tallaalka oo ubacaysan 5 jir ilaa 11 ji. 

 

Khayraadka Bulshada
Ballan la samee Xarunta Daryeelka Caafimaadka Bulshada- Jaamacadda ku yaal 2001 Bloomington Avenue S. Minneapolis, MN 55404 adoo wacaya 612-301-3433 balamaha. Furan Isniinta - Jimcaha, 8 subaxnimo ilaa 5 galabnimo.

 

Cusboonaysiinta COVID-19 ee Hiawatha Academies
Heerarka kiisaska COVID-19 ayaa ah kuwo hooseeya guud ahaan dhammaan xarumaha iskuuladeena. Shaqaalaheenna iyo qoysasku waxay sii wadeen inay qabtaan shaqo aad u wanaagsan oo ah inay raacaan nidaamka xakamaynta caabuqa iyo badbaadada, iyo ka ilaalinta ardayda buka/calaamadaha leh ee guriga dhexdiisa. Waxaan sii wadeynaa inaan si taxadar leh ula socono oo aan u isticmaalno xeeladaha badbaadada ee lagu qeexay mareegahayaga 'Khibradda Aqoonyahanka -> Qorshaha Badbaadada COVID-19.’ Fadlan sidoo kale sii wad inaad la socoto kiisaska COVID-19 ee hadda jira COVID-19 Dashboard, oo la cusbooneysiiyo maalinwalba!

 

Taariikhaha Muhiimka ah

  • Fasaxa Follka/Iskuul uma jiro Ardayda <Nov 24-26>
    Iskuulada Hiawatha waa la xiri doonaa mana jiri doonto wax barid ardayda Arbacada, Noofambar 24-keeda ilaa Jimcaha, Noofambar 26-keeda. Fasalada ayaa dib u bilaaban doona Isniinta, Noofambar 29-keeda. Waxaan rajeyneynaa in qof kasta oo bulshadeena ka mid ah uu ku raaxaysto fasax nasasho oo badbaado leh oo caafimaad leh. Fasax farxad leh ardaydeena!